(pendlar, pendlade, pendlat, pendla, pendlaren)
svänga fram och tillbaka som en pendel
<A/x pendlar mellan y och z>
rogrogmanaya, walhanaya
("sarbeeb ahaanna waa "u kala gooshaya (maalin kasta) guriga iyo goobta shaqada"")
(u lulmaya hore iyo gadaal)
Exempel
- pendla mellan ytterligheterna — u kala soconaya dacallada (hareeraha)
- pendla mellan Göteborg och Kungsbacka — u kala gooshaya (soconaya) magaalada Göteborg iyo Kungsbacka
Avledningar
- pendlare pendlaren — qof u kala goosha meelo kala duwen