(hjärta, hjärtat, hjärtan, hjärt|infarkten, hjärt|klappningen)
kroppens centrala blodpump
wadne
("sarbeeb ahaanna waa "badhtamme"")
Exempel
- ett förkalkat hjärta — wadnaha oo istaagay xididdada oo qallalay awgeed
- stadens hjärta — wadnaha magaalada (ubucda magaalada)
Uttryck
- vad har du på hjärtat ("vad vill du tala om")? — maxaad niyadda ku haysaa ("maxaad doonaysaa inaad ka hadasho")?
- inte ha hjärta att ("inte kunna (på grund av medlidande)") — ("aan karayn sababta oo ah u nixid ama u damqasho")
Sammansättningar
- pepparkaks|hjärta — kackac sinjibiil leh oo qaabka wadnaha leh
- hjärt|infarkt hjärt|infarkten — wadne xanuun
- hjärt|klappning hjärt|klappningen — wadne garaac badan, wadne garaac aan caadi ahayn
- hjärt|stimulator — qalabka xaddida garaacista wadnaha
Extra