(atom, atomen, atomer, atom|kärnan, atom|tekniken)
minsta del av ett grundämne
atam
("oo inta badan micnihiisu yahay "tamarta atamka ama quwedda nukliyeerka"")
((waa unugga ama qaybta ugu yar ee walaxi ka koobantahay))
Sammansättningar
- väteatom — atam hayderajiin ah
- atom|kärna atom|kärnan — bu'da atamka
- atom|teknik atom|tekniken — farsamada atomka (injineeriyadda nukliyeerka)
- atom|driven — ku socda tamarta atamka(ku socda quwedda nukliyeerka)
- atom|ubåt — gujis nukliyeer wata (samariinka biyaha hoostooda mara oo uu nukliyeer saaran yahay)
- atom|åldern — waagii ama wakhtigii atamka